Daawo: Farmaajo Oo Quusgooyay Damaca Imaaraatka Carabta

Filed under: Somaliya,Wararka Maanta,Warbixno |

waxaa markii ugu horeysay uu Madaxweynaha DFS uu si adag uga hadlay dowladdaha iyo shirkaddaha faraha kula jira Qaranimadda Soomaaliya, wuxuuna hadalkan ka jeediyey furitaanka Kalfadhiga Golayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ee dhacay maalintii shalay.

“Waxan uga diygayaa Waddamada iyo Shirkaddaha shisheeye inaysan ku xadgudbi karin Qaranimada iyo Midnimada Soomaaliyeed” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka;-

<

www.raxanreeb.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *