Daawo Faysal Cali Waraabe:” Yaa Hor Istaagi Kara Heshiiska Aan Imaaraatlka La Galnay”

Filed under: Muuqaalo,Somaliya,Wararka Maanta,Warbixno |

Hogaamiyaha xisbiga UGUD ee Somaliland Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa wuxuu si adag u difaacay heshiiska Somaliland ay dekedda Berbera kula gashay dowladda Itoobiya iyo shirkadda DP World.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inaysan waxba ka qaadi karin wuxuuna yiri “Waxaan u sheegeynaa inaanu ka talin karin isaga iyo Inanta yar ee Somali Bantuga ah, ee Wasiirka dekeddaha ahi Berbera kama talin karaan.

“Ma awood bay leeyihiin ay isku hortaagaan Imaaraadkaayay leeyihiin, ma awood ay Somaliland isku hortaagaan ayay leeyihiin, ma awood ay Itoobiya isku-hortaagaan ayay leeyihiin, maxay nagu sameyn karaan……….” ayuu yiri Faysal Cali Waraabe.

<

www.raxanreeb.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *