Daawo: Sawir Gacmeed La Yaab Leh Oo Amin Arts Uu Ka Sameeyay Muuse Biixi Cabdi

Filed under: Somaliya,Wararka Maanta,Warbixno |

Soomaaliland, ayaa si rasmi ah Dekeda magaalada Berbera ugu wareejisay Imaaraatka Carabta, waxaana go’aankan ka horyimi dawlada Federaalka iyo dadweynaha Soomaaliyeed.

Farshaxamiistaha caanka ah ee Amin Arts, ayaa sameeyay sawir uu ku muujinayay sida hogaanka Soomaaliland uusan wax muhiimad ah u siinayn Hantida shacabka Soomaaliyeed.

Sawirkiisa ayuu ku sheegayaa in Dekeda magaalada Berbera uu saxiixay Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo uu sheegay in dhaqaalaha uu qaatay uu ku qayilayo.

<

Wuxuu sido kale sawirku uu muujinayaa in shacabka Soomaaliland ay ku rajo wayn yihiin in Madaxda Soomaaliyeed ay Illaaliyaan Hantida Ummadda.

Hoos Ka Daalaco Sawirka;

www.raxanreeb.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *