Dhab Ka Hadal: Urur Siyaasadeed Mise Abaal Marin Arday

Filed under: Somaliya,Wararka Maanta,Warbixno,Xulka Puntland |

Waxaa maalintii Sabtida  oo taariikhdu ahayd 3-da March waxaa magaalooyinka Garowe iyo Boosaaso lagu qabtay shirar shahaadooyin lagu gudoonsiinayay dhalinyaro da’ayara oo nalooku sheegayo Urur siyaasadeedyo cusub.

Gudiga madaxa daboolan ee doorashooyinka Puntland oo in mudo ah magcownaa hase ahaatee aan wax shaqaa hayn ayaa Hal Mar muq soo yiri xili uu gabagabo yahay wakhtigii xil-haynta ee Dowladda.

Furashada axsaab siyaasadeed wax badan ayaa ka horaya oo Dastuuri ah mana aha in meeshii ugu dambaysay loogu soo hormariyo.

Shacabka Puntland ayaa quus ka taagan nidaamka asxaabta badan oo mudo 20 sano ah lagu maaweelinayay in maalin uun taladu gacantooda soo gelayso taasi oo hada u muuqata inay ceel dheer ku dhacday.

<

Rajadu maahan mid la dhigo inta qofka xusulkiis xabaal ka sarayo,oo hadana waxaan qabaa hadii sanadka 2019ka uu noqdo sanadkii dhalinyarada iyo Siyaasada in wax wayni isbadali doonaan insha allah.

W/Q Axmed Wacays.

Faafin raxanreeb.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *