DHAGAYSO: Deegaanka Daaru-Salaam Ee Gobolka Mudug Oo Kooxo Hubaysan Lagu Qabtay

Filed under: Somaliya,Wararka Maanta,Warbixno,Xulka Puntland |

Taliska Ciidamada Booliska Puntland ee Deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug, ayaa gacanta ku dhigay rag Bambooyin ku hubaysan.

Waxaa sido kale Ciidanku ay ku guulaysteen inay burburiyaan Shabakado isku xiran oo deegaanka Mukhaadaraad soo galin jiray, waxaana Mukhaadaraadka ay soo galin jireen ka mid ah Khamriga.

<

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska deegaanka Daaru-Salaam Xusseen Cabdi Cilmi, ayaa sheegay in amaanka deegaanka uu aad u wannaagsan yahay, isla markaana ay si wannagasan u gudanayaan Ciidanku hawlohooda shaqo.

Waraysiga uu bxiyay taliyuhu ayuu uga hadlay arrimo badan oo ku saabsan deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Mudug.

Halkaan Hoose Ka Daawo Waraysiga;

www.raxanreeb.net

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *