Daawo: Maxaa Kala Qabsaday Madaxweyne Gaas Iyo Boqor Buurmadow?

Filed under: Muuqaalo,Somaliya,Wararka Maanta,Warbixno,Xulka Puntland |

Boqor Buurmadow oo ka mid ah Isimada Soomaaliland, ayaa Madaxda Puntland iyo Soomaaliland ugu baaqay inay Nabada ka shaqeeyaan, isla markaana ay kala qaadaan Ciidamada Isku horfadhiya deegaanka Tukaraq.

Buurmadow ayaa sheegay inay muhiim tahay in Nabada laga shaqeeyo, isla markaana laga tanaasulo Colaada oo aan laga dhaxlin faa’iido.

Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas oo ka jawaabayay Boqor Buurmadow, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay Nabada, hasa yeeshe wuxuu shaki galiyay sida uu ku ogolaan doono Muuse Biixi Cabdi.

<

Hoos Ka Daawo Muuqaalka;

www.raxanreeb.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *