Kumaa Loo Magacaabay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland?

Filed under: Muuqaalo,Somaliya,Wararka Maanta,Warbixno,Xulka Puntland |

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali waxaa uu taliye kuxigeenka ciidanka Darawiishta Puntland u magacabay Siciid Axmed Maxamed (Shoodhe) oo lagu badelay talitye xigeenkii hore Dayr Xaaji Cabdi oo xilka iska casilay.

Wareegto kazoo baxday xafiiska Madaxweynaha oo ku taariikhaysan abril 18/2018 ayaa lagu magacabay taliye xigeenka ciidanka darawiishta dowladda Puntland oo loo magacabay siciid shoodhe oo hore uga tirsanaa ciidanka qaybta xerada 54aad .

<

Hoos ka eeg wareegtada;

www.raxanreeb.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *