Madaxda Dowlad Gobaleedyada Oo Si Adag Uga Hadlay War Kasoo Baxay Aqalka Sare (Akhriso)

Oct 4, 2018 32 Viewed raxanreeb 0 respond

GAROOWE(RAXANREEB)-War saxaafadeed ka soo baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa lagu sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare ka soo saaray 2dii bishan arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug.

Sidoo kale War Saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Goluhu uu ka walaacsan yahay in la dhinac maray war murtiyeedkii ay ka soo saareen magaalada Kismaayo gaar ahaan qodobkiisa 3.9 kaasoo ka digayay farogelinta arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Galmudug.

Ugu dambeyntii war saxaafadeedkan ayaa waxaa ay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ugu baaqeen Aqalka Sare inay qadariyaan Mowqifka Dowlad Goboleedyada.

Akhriso War-saxaafadeedka Kasoo Baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Gobaleedyada.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Shabakadda Raxanreeb.net

Xafiiska Garoowe.

Si Aad U Hesho Warar Cusub Riix Halkaan.

 

Madaxweynaha Puntland Oo Nairobi Kula Kulmaya Madaxda Hay’adda GIZ (Akhriso Xog Dhameys-tiran)

DF Soomaaliya “Sheekh Mukhtaar Roobow Kama Qeyb-gali Karro Doorashada Koonfur Galbeed” (War-saxaafadeed)

Related posts
Your comment?
Leave a Reply