Home » Archives by category » Somaliya (Page 2)
DAAWO: Sucuudiga Oo Qaaday Wadada Daawashadda Fanka Iyo Filimada Iyo Culumada Soomaaliya Oo Dhufeys Ka Galay

Culimadda Soomaaliyda ayaa si weyn waxay uga horyimaadeen fanaaniinta Soomaalida ee heesaha la soo doonta waddanka gudihiisa, waxayna ku tilmaameen arrintaas mid ay kaga hortegayaan fusqi iyo halis ku wajahan Diinta iyo dadka Soomaaliyeed, isla markaasana fidinayaan fisqi iyo fuxshi. Arrintan ayaa waxaa ay ka dhalatay kadib markii gabar fanaanad ah oo lagu magacaabo Kiin […]

Continue reading …
Sidee Ku Ogaan Kartaa Marka Uu Dhaco Weerar Loo Adeegsaday Hubka Kiimikada Ah?

Shan maalmood kadib markii ay dalka Suuriya gaareen baarayaasha caalamiga ah ee hubka kiimikada, wali ma aysan gaarin halkii ay ku socdeen oo ah magaalada Douma ee dalkaas, halkaas oo la sheegay in uu ka dhacay weerar loo isticaamalay hubka kiimikada ah. Balse caqabada heysata taas oo kaliya ma ahan, balse xitaa haddii ay meesha […]

Continue reading …
Daawo: Cabdi Raxmaan Cirro Muxuu Ka Yiri Kaligii Talisnimada Muuse Biixi Cabdi?

War Saxaafadeed uu magaaladda Hargeysa ku qabtay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani C/raxmaan Maxamed Cabdulaahi Cirro ayuu kaga hadlay arrimo badan oo ku wajahan xukuumadda Muuse Biixi. “Kulmiye hees ayuu qaadayaa aniguna waa maqlayaa (Daneyso adoo lahaa marbaad Dacar qooshataa). Guddoomiye Cirro ayaa wuxuu ku eedeeyey Madaxweynaha Soomaaliland in xukunkiisu uu horseeday inuu caburiyo xoriyadda shacabka isla […]

Continue reading …
DEG DEG: Murashixiinta Madaxtinimada PL oo taageeray Go’aankii madaxweyne Cabdiweli Gaas ee Imaraadka.

Puntland Focus Group PRESS RELEASE Tuesday 18, 2018 Ka dib markaan aragnay war-saxaafadeedkii ay sida gooni goonida ah u soo saareen Dawladda Federalka Somaliyeed iyo Dawladda Puntland, kuwaas oo ka hadlaayey xirirka Shacbaka iyo Dawladda Emirate-ka iyo Dawladda iyo Shacabka Soomaaliyeed; 1. Puntland Focus Group waxaa ay soo dhoweyneysaa war-saxafadeedka ka soo baxay Wasaraadda Arimaha […]

Continue reading …
Moorgan Oo Ka Mid Ahaa Qabqablayaashii Soomaalida Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Madaxweyne

Jeneraal Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo soo noqday wasiirka difaaca ee Jamhuuriyadii Kacaanka Soomaaliya, mudana ahaa Qabqable dagaal ayaa isu soo taagay xilka Madaxweynaha Puntland ee sanadka 2018=9-ka. Jeneraal Morgan ayaa sheegay in ay isku sharaxay sidii uu Puntland uga bedeli lahaa marxalado badan oo ay maanta ku sugan tahay, gaar ahaana wuxuu si gaar […]

Continue reading …
Kumaa Loo Magacaabay Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Daraawiishta Puntland?

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali waxaa uu taliye kuxigeenka ciidanka Darawiishta Puntland u magacabay Siciid Axmed Maxamed (Shoodhe) oo lagu badelay talitye xigeenkii hore Dayr Xaaji Cabdi oo xilka iska casilay. Wareegto kazoo baxday xafiiska Madaxweynaha oo ku taariikhaysan abril 18/2018 ayaa lagu magacabay taliye xigeenka ciidanka darawiishta dowladda Puntland oo loo magacabay siciid shoodhe […]

Continue reading …
DEG DEG: Culumada Soomaaliyeed Oo Muqdisho Kaga Dhawaaqay War Ka Dhan Ah Kiin Jaamac

Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa maanta digniin ka soo saaray Bandhig Faneedyo lagu wado in dhawaan lagu qabto magaalada Muqdisho waxayna fariin u direen Shacabka Muqdisho. Shiikh Bashiir Axmed Salaad Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ka digay Bandhig faneed 20-ka Bishaan ka dhacaya Muqdisho kaas oo ay qaban doonto Fanaanadda […]

Continue reading …
Markab Laga Leeyahay Imaaraatka Carabta Oo Kuso Xirtay Dekeda Muqdisho

Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in uu ku soo xirtay markab laga leeyahay Imaaraadka Carabta , kaasi oo lagu wado in lagu raro alaab ay leedahay Imaaraadka oo maalmihii la soo dhaafay laga soo daabulayay xarumaha ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in alaabo waaweyn oo ay ku jiraan kunteenaro […]

Continue reading …
Wasiir Ka Tirsan Dawlada Soomaaliya Oo Isu Sharxay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Waa Kuma?

Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa maanta shaaciyay in uu u taagan yahay xilka Guddoomiyaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.  Wasiir Maxamed Mursal  oo hadda ah mudane ka tirsan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu sii wadayo howsha Guddoonka Baarlamaanka, haddii uu ku guuleysto xilkaas.Sidoo kale Maxamed Mursal […]

Continue reading …
Maxaadan Ogayn Oo Ay Ka Wada Hadleen Madaxda Masar iyo Soomaaliya?

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay khadka telefoonka kula hadlay dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay Dowladda Masar la garab taagantahay shacabka Soomaaliyeed, isaga oo intaas raaciyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii adkeynayso xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal ee walaalaha ah. […]

Continue reading …