Home » Archives by category » Somaliya (Page 3)
Daawo Muuqaalka Uu Yeeshay Qof Saddex Goor Wajiga Laga Badalay

Qofkii ugu horreeyey dunida ee wajiga laga beddelo laba goor ayaa sheegay in uu fiican yahay, seddex bilood ka dib markii lagu sameeyey qalliin taariikhi ah. Jérôme Hamon ayaa qalliinkii ugu horreeyey looga beddelay wajiga sannadkii hore, ka dib markii uu jirku diiday dawooyin antibiotic oo la siiyey mar uu hargab ku dhacay. Ninkaas 43 […]

Continue reading …
Daawo Madaxweyne Farmaajo Oo Dib U Furaya Kulliyadda Jaalle Siyaad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabdillaahi Cali Caanood, Taliyaha Ciidanka Asluubta S/Guud. Bashiir Maxamed Jaamac (B.Goobe) iyo saraakiil kale ayaa maanta kormeer ku tagay kuliyadda Jaalle Siyaad oo ay xarun u tahay ciidanka Burundi ee qaybta ka ah howl-galka Nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya. […]

Continue reading …
DAAWO: Mid Ka Mid Beelaha Daga Gobolka Sool Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Soomaaliland

Kulan gaar ah oo ay yeesheen Waxgaradka iyo Odayaasha dhaqanka ee Beesha Jaamac Siyaad oo kamid ah beelaha ugu awooda badan ee gobalka Sool ayaa si adag u diiday in ay ciidamada Somaliland ku sii sugnaadeen deegaanada ay hadda kaga sugan yihiin jiidaha hore ee Sool. Waxgaradkan oo warbaahinta la hadlay ayaa digniin adag u […]

Continue reading …
XOG: Maxaad Kala Socotaa Loolanka Ka Socda Xafiisyada Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha, Ka Dib Cayrintii Jawaari!

Siyaasad aan fadhiyin ayaa ka taagan Xaafiisyada Madaxweynaha & Raysalwasaaraha dawladda Faderaalka Soomaaliya maalmo uun markii ay kasoo wareegtay Is casiladii gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo ay duulan adag ku qaaday Madaxtooyadu. Madaxweynaha & Ra’iisulwasaaruhu waxay labo goor oo lasoo dhaafay yeesheen kulamo ku aadan cidda loo caleemo-saarayo booska  […]

Continue reading …
Wax Ka Ogow Dilal Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya deegaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay ku dileen labo askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda. Labada Askari ee la dilay ayaa mid ka mid ah ahaa kuwa canshuuraha qaada, waxaana xilliga la dilayay ahaayeen kuwo aan wax hub ah wadan oo ku sugnaa goobo maqaaxi ah. Kooxaha […]

Continue reading …
Halkee Marayaa Wada Hadalka U Socda Imaaraatka Carabta Iyo Dawlada Soomaaliya?

Warar laga helayo ilo doblomaasiyadeed ayaa sheegaya in wadahadalkii u dhexeeyey dowladdaha soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta uu u sii siqayo dhinaca wanaaga. Warku wuxuu intaas ku darayaa in dowladda Imaaraadka Carabtu codsatay inay dowladda Soomaaliya ka hesho raaligelin ku wajahan lacagtii dhowaan looga qabsaday garoonka Aadan Cadde ee magaaladda Muqdisho. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku […]

Continue reading …
DAAWO: Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Muxuu Ka Yiri Khilaafka Imaaraatka Carabta Iyo Soomaaliya?

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Shiikh Axmed oo wareysi siiyay TV-ga Al-Carabiya ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta.  Shiikh Shariif ayaa sheegay in Imaaraadka Carabta iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireyn ah, islamarkaana madaxda dowladda Soomaaliya, Golaha Shacabka iyo Xukuumadda laga rabo inay u istaagaan sidii meesha […]

Continue reading …
Warbaahinta Imaaraatka Carabta Oo Shaacisay In La Xiray Cisbitaalka Sheekh Saayid Ee Muqdisho

Wargeyska Al-cayn ayaa soo daabacay in Dowlada Imaaaraadka Carabta ay albaabadda u xirtay  isbitaalka  weyn ee Sheekh Saayid eek a furnaa magaaladda Muqdisho. Waxaa kaloo ay dowladda Imaaraadka Carabtu shaacisay inay joojiyeen tababarkii iyo taageeradii ay siin jireen ciidamadda Soomaaliya, waxaana Saraakiishii hawl-wadeenada ee Imaaraadka Carabtu isaga baxeen Xerada Gen. Gordano o aheyd goobta ay […]

Continue reading …
Miyaa La Bililiqaystay Qalabkii Imaaraatka Carabta Ee Muqdisho?

War ka soo baxay Taliska Hogaanka Siyaasadda iyo Wacyigelinta Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed G/sare Cabdi Xamiid Shiikh Cali (Xaydar) ayuu ku sheegay been iyo wax aan waxba ka jirin warar ay baahiyeen warbaahinta Soomaalida qaarkeed oo sheegayey in ciidamaddu boobeen qalab yaalay xeradda ay dowladda Imaaraadka Carabtu ku tababari jirtay ciidamadda Soomaaliya. Taliyaha ayaa ku […]

Continue reading …
Madaxweyne Gaas:” Lacagtii Imaaraatka Ee Muqdisho Lagu Qabtay Qayb Baan Ku Lahayn”

Madaxweynaha Puntland Ayaa sheegay in ay lahaayeen qeyb ka mid ah lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ‘’lacagtaa $3 Milyan iyo 600 oo Kun oo ka mid ah Puntland ayaa qeyb ahaan laheyd sida uu inoo sheegay safiirka, waayo Puntland waxaa ku sugan Kumannaan ciidamo ah oo ay tababaraan Imaaaraadka, lacagtaana waxaa loogu […]

Continue reading …