Home » Archives by category » Somaliya (Page 5)
Dilal Qorshaysan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa xalay siyaabo kala duwan ugu dilay degmooyin ka tirsan Muqdisho Sarkaal Boolis iyo Macalin Jaamacadeed, waxaana dilalkan ay ka dhaceen Dayniile iyo Yaaqshiid. Dilka hore ayaa xalay fiidkii ka dhacay degmada Yaaqshiid, halkaasoo kooxo bastoolado ku hubeysan ay dileen Sarkaal Boolis oo lagu magacaabayay Xasan Dheere oo ka tirsanaa Laanta Dambi Baarista […]

Continue reading …
Maxaad Kala Socotaa Xalka Loo Raadinayo Khilaafka Ka Dhexeeya Imaaraatka Carabta Iyo Soomaaliya?

Waxaa toddobaayadan cirka isku shareeray khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeyey dowladda Soomaaliya iyo dalka Imaaraadka Carabta, taasina ay sababtay in dalka Soomaaliya ay ka baxaan tiro diplomaasiyiin Imaaraadka Carabta oo ku sugnaa gudaha dalka Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa isagoo u waramaya Idaacadda VOA wuxuu ka dhawaajiyey in uu jiro wadahadal […]

Continue reading …
Wax Ka Ogow Sababaha Ugu Waawayn Ee Dhaliyay Khilaafka Imaaraatka Carabta Iyo Soomaaliya?

Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa cirka isku sii shareerayey xiriirka diblumaasiyadeed ee u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, taasi oo sababtay in Imaaraadku xiro xarumo uu gacanta ku hayey oo kuyaal Muqdisho. Waxaa jirey qodobo dhowr ah oo saldhig u ahaa khilaafka xoogaystay ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta tan iyo markii la doortay […]

Continue reading …
Madaxweyne Gaas Iyo Camay Maxay Ka Sheegen Munaasabada Caleemo Saarka Ahayd Ee Carmo?

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo Ka Qayb Galay Munaasabadda Caleemasaarka Beeldaajaha Beesha Cali Saleebaan. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaadhan oo uu hogaaminaayo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 15 April 2018 waxaa uu ka qaybgalay caano shubka Beeldaajaha Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje […]

Continue reading …
Daawo Qoraa Talyaaniga U Dhashay Oo Boosaaso Booqday 1908, Muxuu Ku Arkay

Qoraa u dhashay wadanka Talyaaniga oo lagu magacaabo Giulio Baldacci, ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari iyo deegaano hoostaga booqday sanadkii 1908, hadaba muxuu ku arkay. Halkaan Hoose Ka Daalaco kHAALID Ayaa soo Jeedinaya; www.raxanreeb.net

Continue reading …
Daawo: Maxaa Kala Qabsaday Madaxweyne Gaas Iyo Boqor Buurmadow?

Boqor Buurmadow oo ka mid ah Isimada Soomaaliland, ayaa Madaxda Puntland iyo Soomaaliland ugu baaqay inay Nabada ka shaqeeyaan, isla markaana ay kala qaadaan Ciidamada Isku horfadhiya deegaanka Tukaraq. Buurmadow ayaa sheegay inay muhiim tahay in Nabada laga shaqeeyo, isla markaana laga tanaasulo Colaada oo aan laga dhaxlin faa’iido. Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Gaas oo […]

Continue reading …
Maxaa Maanta Ka Dhacay Degmada Waaciye Ee Gobolka Karkaar?

Waxaa Maanta Saldhiga Degmada Waaciye kiisaskooda lagu baaray Dhalinyaro falal lid ku ah amniga iyo wada noolaanshaha bulshada ka sameeyay deegaanka Sheerbi ee Degmada Waaciye. Dhalinyadan oo ku xirnaa Saldhida Degmada Waaciye ayaa intii dembiga lagu helay loo gudbiyay Jeelka Gobolka Karkaar. Gudoomiyaha Degmada Waaciye Isxaaq Axmed Xasan, Xeer ilaaliyaha Gobolka Karkaar Jaamac, Taliye ku xigeenka […]

Continue reading …
Daawo Beeldaajaha Guud Ee Beelaha Cali Saleebaan Oo Si La Yaab Leh Loo Caleemo Saaray

Waxaa maanta xaflad aan horay loo arag lagu qabtay magaalada Carmo ee gobolka Bari taas oo lagu caleema saarayey Beeldaajaha Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil taas oo ay ka soo qayb galeen dad kor u dhaafaya 2000 oo qof oo ka kala yimi daafaha Soomaaliya iyo caalamka kaleba.  Waxaa madasha ka soo qayb […]

Continue reading …
CARMO: Boqor Buur Madow Muxuu Ka Yiri Dagaal Ka Dhaca Tukaraq?

Boqor Cismaan Maxamuud ”Boqor Buur Madow”, ayaa sheegay inay ku hawlan yihiin sidii xal loogu heli lahaa Xiisada Colaadeed ee ka taagan deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool. ” dadka soomaaliyeed waa walaalo ,siyaasiyiinta ayaa xooga ina kala qoqobtee bulsho ahaan isma aynaan qaban, anagu waxaanu soomaaliland uga nimi caana shubka kasokow egraanu sidnaa ,anagu dhaqan ahaan […]

Continue reading …
Nin Xaaskiisa Oo Uu Guursaday 3 Bilood Ka Hor Xalay Kismaayo Ku Dilay

Muxubo Maxamed Guure waxay ka mid aheed Hablaha Soo Kacaya Ee Ku Nool Magalada Kismayo Ee Jubbaland. 3 bil Ka hor Bilowgi Sanadkan Ayeey Ahayd Maalin uga Duwan Maalmaha Kalle Waa maalintii Ay ka baxday kalinimadda. Waa Maalin Ay ka soo Fogaatay Hoyga Walalaheed,Hooyadeed iyo Aabaheed Unna soo wareegtay Hoyaga Saygeedda. Nasiib Xummo Xalay 14/April/2018 […]

Continue reading …